Waa ina qaado tallaabooyin lagu ilaalinayo deegaanka— Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) - ENA Af-Soomaali
Waa ina qaado tallaabooyin lagu ilaalinayo deegaanka— Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)

Waa in la qaado tillaabooyin deg-deg ah oo lagu ilaalinayo deegaanka iyadoo lala dagaallamayo luminta noolaha iyo xaalufka dhulka. Tan waxaa ka mid ah maalgelinta hawlaha guud sida raadka cagaaran, si loo xaqiijiyo faa'iidooyinka iyo sinnaanta ee bulshooyinka.